Soo Jiidasho Badanaa Kooxda Filimka Mubarakan Oo Xarako Iskugu Faanaayaan (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Kooxda filimka Mubarakan ayaa xayaysiin weyn u sameynaayaan filimkooda waxayna ka qeyb galeen barnaamijka Sabse Bada Kalakar ee ka baxo kanaalka Sony Tv kaaso caruurta kusoo bandhigeen xirfadooda jiliinka.

Haddaba kooxda filimka Mubarakan oo ugu horeeyo ruc cadaa Anil Kapoor ayaa wacdaro ka dhigay goobta ayagoo waqti la qaateen daadihiyaasha barnaamijka ee Raveena, Arshad Warsi iyo Boman Irani.

Laakiin kooxda filimka Mubarkan ayaa goobta ku imaaday labis soo jiidasho leh midba midka kale ka labis qurxoon yahay ama kasoo jiidasho badan yahay.

Filimka Mubarakan marka laga soo tago hogaamiyaasha waxaa door muhiim ah ku leh Rahul Dev, Ratna Pathak Shah, Karan Kundra iyo Neha Sharma. waxaana la daawan doona 28 july.

Fadlan hoos ka daawo kooxda filimka iyo labiska ay ku tageen barnaamijka Sabse Bada Kalakar.

Anil-Kapoor-Ileana-D'Cruz--(3)

Anil-Kapoor-Ileana-D'Cruz--(4)

Arjun-Kapoor

WARAR DHEERAAD AH:

Athiya-Shetty--(1)

Athiya-Shetty--(2)

Ileana-D'Cruz-(1)

Ileana-D'Cruz-(3)

Ileana-D'Cruz-Anil-Kapoor-Arjun-Kapoor-Athiya-Shetty--(1)

Ileana-D'Cruz-Anil-Kapoor-Arjun-Kapoor-Athiya-Shetty--(2)

Ileana-D'Cruz-Anil-Kapoor-Arjun-Kapoor-Athiya-Shetty--(3)

Ileana-D'Cruz-Anil-Kapoor-Arjun-Kapoor-Athiya-Shetty--(4)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video