Bollywood 100 Crore Club: Halkaan Kaga Bogo Dhamaan Filimada Bollywood-ka Ee 100 Crore Soo Xareeyay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Ka dib filimka Tubelight oo noqday filimka 50-aad 100 Crore kasoo xareeyay gudaha hindiya waxaa idin heynaa liiska oo dhameestiran dhamaan filimada bollywood-ka ee soo xareeyay 100 Crore.

Filimka ugu horeeyay ee darajada 100 crore bilaabay waa filimka Chajini ee Super Star Aamir Khan hogaamiye ka ahaa lana daawaday 2008.

Ka dib waxaa la sameeyay filimaan oo bollywood kuwaas oo soo xareeyeen lacago gaaraayo 100 crore kuna biiray liiska 100 crore club.

Fadlan hoos kaga bogo liiska oo dhameestiran.

1) Ghajini

2) 3 Idiots

3) Dabangg

4) Golmaal 3

5) Ready

6) Bodyguard

7) Ra One

8) Don 2

9) Agneepath

10) Housefull 2

11) Rowdy Rathore

12) Bol Bachan

13) Barfi

14) Ek Tha Tiger

15) Jab Tak Hai Jaan

16) Dabangg 2

17) Yeh Jawaani Hai Deewani

18) Bhaag Mikha Bhaag

19) Chennai Express

20) Krrish 3

21) Ram Leela

22)Dhoom 3

23) Jai Ho

24) 2 States

25) Holiday

WARAR DHEERAAD AH:

26) Kick

27) Sighnam Returns

28) Bang Bang

29) Happy New Year

30) PK

31) Tanu Weds Manu Returns

32) ABCD 2

33) Baahubhali

34) Bajrangi Bhaijaan

35) Prem Ratan Dhan Payo

36) Dilwale

37) Bajirao Mastani

38) Airlift

39) Housefull 3

40) Sultan

41) Rustom

42) MS Dhoni The Untold Story

43) Ae Dil Hai Mushkil

44) Dangal

45) Raees

46) Kaabil

47) Jolly LLB 2

48) Badrinath Ki Dulhania

49) Baahubali 2

50) Tubelight

Waxaana liiska ugu badan Salman Khan 11 Shahh Rukh Khan 7 Akshay kumar 7 Aamir Khan 5 Hrithik Iyo Ajay Devgn 3.

Dhinaca atariishooyinka waxaa ugu badan Kareena 6 Deepika Padukone 5 Priyanka Chopra 5 Sonakshi Sinha 4 Anushka Sharma 4 iyo Katrina kaif 4.

 

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (15)

  1. Raees says:

    Sxp kaabil hindi gudaheda miyu 100 cr ka kenay

  2. xaashi says:

    ajay devgn waa lix film 100 cr ah away shivaay,son of sardar, singham ,singham 2.GOlmaal 3 Bol bacham

  3. zaahil says:

    Hrithik 4 weeye iska eeg mesha 1.kaabil 2.agneephat 3.krish3 4. bang bang

  4. Somali pure says:

    maaha ajay devgan 3 filim meeyay singham one

  5. Somali pure says:

    teeda kale bahubali ma filim Bollywood ah baaa

  6. Abdale A dareewal says:

    Zaki Sxb filmka kaabil naga qanci Bollywood waxay u aqoon saden filimada 100 crore
    idinka iyo Shabakada Box-office Ee aad wax kaso xigatan waan idinku warer nay wax si kale idinku diwan gashan aya Bollywood si kale ugu diwan gashan xata maqala hore oo aad saa ugu Kala duwan tihin aragnay

  7. Abdale A dareewal says:

    Waxaad
    Soo gudbisan Run ama been hadan Bollywood ku saa ugu diiwan gashanayn sida aad soo gudbisan waxba kama jiran noqon
    Waayo Toooday tegi markasta
    ileen yaga yeelan go aanka kama dan baysta Ah e

  8. Akki zxpkii says:

    Akshay Kumar imnka wxa u so bxaya Toilet ek prem Katha 100cr mrku sided yeesho Sallu wali wxba umay so bixin hddana Robot 2.0 100cr wali wxba umay so bixin sallu hddana
    Padman 100cr sallu wxa u so bxaya Tiger zinda hai 100cr wxaY Kala hystan imnka akki 10 sallu 12 hddana akki waxa u so baxaya Five 100cr hlka wali aanay sallu wax ba usoo vixin hddan akki Wada usoo baxaya Gold 100cr salluna wxaa usoo baxaya filmka dance ka ah mrka mxy hyztaan akki 12 sallu 12
    Mrka ninja dhafi Kara sallu way muuqata
    Viva akki nolow zxp

  9. Ahmed Akhyaar says:

    HHmm Waa maxay Khalkhalkani Sawdinkii Hore u soo gudbiyay Inuu Kaabil Soo Xareeyay 86 crore goormuu ku biiray liiska 100 crore club bal akhriso linkigan http://filimside.net/2017/03/08/business-update-filimka-kaabil-mudo-5-todobaad-ah-ganacsiga-uu-gudaha-hindiya-ka-sameeyay/

  10. Ahmed Akhyaar says:

    Mida kale Wararkii Boxofficeka idinkama hayo Tubelight Waad u xil qariseeen mise Zakariye ayaa ku fiicna halkaaaso ka maqan walahi waantabnay Warar tayo leh oo ku aadan boxxofficeka fadlan tixraac badan sameeya atleast 5 war ka soo qora websiteyada caalmku waxay sheegeeen inuu yahay Flop ama Disasterkii ugu horeeyay uguna waynaa ee salman sameeyo 7 sanno ka bacdi ama waxay isbarbardhigaan raees oo tartan galay iyo tubelight oo ciid fasax saarty iyo mid kastaba awoode leeeyahay waayo Raess oo sheekoxun oo liidata + maalin wayn oo sida ciida la saarin oo waliba + dagaal la galay mid kamida superstars ugu waaawaayn hindida ayuu hadana srk awoodiisa ku dhaqaajiyay halka salman khan oo isticmaaly Maalin ciida +awooda salman + kaligiit tiyatarda ku ahaa + director wayn ayuu hadan film baadbaadin kari waayay markaa sidaa isbarbardhig ugu sameeya
    thnks

  11. nAyaan muuse says:

    waad waad mahadsan tihiin filmside net.

  12. Ibnu cabdi zanka says:

    Thnkz flimside dadkani dod ayey rabanee iska daya . zhp waxan idinka cadsanayaa in ad noo so gudbisan 200 crore na .. thnkz flimside all the time ….. With respect ……




Featured Video