Duubista Filimka Akshay Kumar Ee Gold Oo Laga Bilaabi Doono London

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Madadaaliya koowad ee bollywood-ka Super Star Akshay Kumar wuxuu goor dhow duubis ku bilaabi doona filimkiisa ee Gold gaar ahaan bisha July.

Filimka Gold waxaa director Reema Kagti ayaa sheegtay in filimka Gold duubistiisa ka bilaabmi doonto London gaar ahaan magaalada Bradford ee dalka Ingiriiska ka tirsan.

Waxaa hada London ku sugan Kunal Kapoor, Amit Sadh Iyo Sunny Kaushal oo isku diyaarinaayaan doorkooda filimka Gold ayagoo la baraayo sida loo dheelo ciyaarta hockey waxaana tababar siinaayo captain, Sandeep Singh. Akki ayaan kooxda Gold kusoo biiri doona isbuuca ug u horeeyo ee July.

WARAR DHEERAAD AH:

Sida la sheegaayo kooxda filimka Gold ayaa diyaarinaayo ciyaar yahaano iyo macalimiin caan ah oo tababar weyn siiyaan kooxda filimka Gold.

Filimka waxaa looga hadlaaya 12-kii sano ee Hindiya awood ku heesatay ciyaaraha Olympicada gaar ahaan qeybta Hockay-ga intii u dhaxaysay 1948 ilaa 1962 biladaha dahabka ahaa ee ku guuleysteen.

Filimka Gold waxaa director ka ah gabadha lagu magacaabo Reema Kagti halka filimkaaan qarash gareeye ka yihiin Farhan Akhtar iyo Ritesh Sidhwanv waxaana filimka Gold Akshay Kumar jaceyl la wadaagi doonta gabadha musal salka Naagin 2 caan ku noqatay ee Mouni Roy

 

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Akki zxpkii says:

    Sweeet guul zxp akki
    ATBB
    Ku rjynaya zxp

  2. Akki zxpkii says:

    Weeeey guul zxp akki
    ATBB
    Ku rjynaya zxp

  3. Abd Qadir Abdisalaan says:

    Guuuuuuul baan kuu rajaynayaa Mr Akkii




Featured Video