Filimada Lacagaha Ugu Badan Sanadkaan Soo Xareeyeen Isbuuca Koowaad Tubelight Labaad Ayuu Ku Jiraa

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Tubelight ayaa isbuuciisa koowaad lacago iska dhax dhaxaad ah keenay 103 crore wuxuuna labaad ka galay filimada sanadkaan lacagaha ugu badan soo xareeyeen isbuuca koowaad.

Waxaana kaalinta koowaad ku jiro filimka Bahubali: The Conclusion qeybtiisa af hindiga lagu daawaday halka kaalinta seddaxaad uu ku jiro filimka Srk ee Raees.

Fadlan hoos kaga bogo 10 filim lacagaha ugu badan sanadkaan soo xareeyeen isbuucooda koowaad (Top Ten First Weeks 2017).

1. Bahubali: The Conclusion – 246.47 (ALL TIME RECORD)

2. Tubelight – 103 crore apprx

3. Raees – 102 Crore

WARAR DHEERAAD AH:

4. Jolly LLB 2 – 72.98 Crore

5. Badrinath Ki Dulhania – 71.77

6. Kaabil – 58.92

7. Half Girlfriend – 42.96

8. Sachin – A Billion Dreams – 34.31

9. Naam Shabana – 26.45

10. Hindi Medium – 23.35

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. ramos says:

    raees oo kaabil tiyaatarada la saarnaa hada sheekadisa xumeed ayaa 102 cr keenay tubelight oo kaligiis ah hadana 4400 tiyaatar saran ayaa 103 keenay away awoodi salman khan




Featured Video