Rasmi: Filimka Super Singh Iyo Isbuuciisa Labaad lacagaha Uu Soo Xareeyay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Super Singh oo Punjabi ah  hogaamiyana ka yahay Super Star-ka reer Punjab ee Daljit Dosanj ayaa isbuuciisa labaad sameeyay ganacsi wanaagsan.

Sida shabakada Boxoffice India soo daabacday filimka Super Singh wuxuu isbuuciiis labaan keenay 2.50 Crore wuxuuna hoos u dhac sameeyay filimkaan 73% maadaama isbuuca kooowaad uu keenay 9.25 crore.

Midaas waxay ka dhigan tahay in filimka Super Singh uu sameeyay ganacsi wanaagsan isbuuca labaad maadaama tiyaatarada uu la qeybsaday filimka Tubelight ka dib markii sheekadiisa lawada diiday Tubelight filimka Super Singh dib ayuu u bilaabay inuu ganacsi wanagsan sameeyo.

WARAR DHEERAAD AH:

Filimka Super Singh ayaa ganacsigiisa wuu sii wadan doona isbuuca saddaxaad wuxuuna ka mid noqan doona filimka seddaxaad ee lacagaha ugu badan soo xareeyay ee Punjabi ah.

Fadlan hoos kaga bogo lacagaha uu labo isbuuc keenay filimka Super Singh.

Isbuuca Koowaad – 9.25 Crore

Isbuuca labaad – 2.50 crore

TOTAL11.75 Crore

Fikradaha Akhristayaasha (8)

  1. mawlana khan says:

    sxp #Aadan_muridii waxaad ii sheegtaa Ninkii sakarie cabdi xaguu ka dhacay …
    maxaa jira miyaa ka tagya page ka ..

  2. mawlana khan says:

    hye sxb aadan muriidi kaligabad qabaty shaqo 3 qof qaban jiren waad u hagar baxday runtii shaqada wepka

  3. abdurahman raage says:

    sxb aadan muriidi waxaad naga jaahil tirtaa qaabka ay u shaqayso shirkadan bollywoodku ma magaca ayuunbaa ka dhexeeya mise sida shirkadaha kale ayey muruq iyo maalba wadaagan oo cid u madax ah ayaa jirta




Featured Video