Salman Khan Filimkiisa Tubelight Oo Qasaaro Weyn U Geystay Tiyaatarada Single Screens

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Salman Khan oo looga bartay in filimada la saaro maalinta ciida sidoo kalena uu la imaado filim weyn oo madadaalo dhameestiran leh sidoo kalena sheekadiisa si weyn loo amaano.

Laakiin ciidaan arinta sidaas ma aha Salman Khan wuxuu la imaaday filim gabi ahaanba liska diiday kaaso ah Tubelight oo lagu tilmaamay filimka ugu liito ee Salman Khan sameeyay sanadahaan danbe.

WARAR DHEERAAD AH:

Haddaba Salman Khan oo sanadahaan danbe looga barta in filimadiisa si weyn ugu gadmaan shineemooyinka single screens ayaa markaan u geystay qasaaro weyn oo soo koobasho laheyn.

Filimka Tubelight ayaa qasaaro weyn u geystay shineemo ka tirsan Ferozabad Uttar Pradesh asigoo qasaaro ahaan u geystay 9.11 Lakhs sidoo kale wuxuu qasaaro u geystay shineemo kale oo ka tirsan isla Uttar Pradesh oo qasaareen 4.11 Lakhs.

Waxaana la sheegay qasaarada soo gaartay kooxdaas in ay kasoo gabsan karin sidaa daraadeed Salman u imaan doonan si uu qasaaradooda u gudo maadaama isku halaynaayeen filimka Tubeligh xitaa waxay qasaareen lacagaha faa’idada ah ee ka heleen filimada Dangal iyo Bahubali:  The Conclusion.

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. bill abdil says:

    lkn sideey u khasaareen na fahamsii sxp

  2. sharp says:

    khasaaraha aad shegayso waa maxay filmka wali waa cusub yahay waxad uhadlaysa sidii filmka tiyatarada laga dajiyay oo kale khasaarahu xaguu ka yimid

  3. Suleymamdi says:

    Haa sxb u ka dagaya tiyatarka todobadkan very dispointed

  4. atoore badiye says:

    lkn sidee udhici karta inuqasaaro




Featured Video