Halkaan Kaga Bogo Filimada Ugu Xiisaha Badan Ee La Daawan Doono July Ilaa December Ee Sanadkaan (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa maraynaa kala barka sanadkaan 2017 sidaa daraadeed waxaa idin heynaa filimada ugu xiisaha badan ee la daawan doono kala barka sanadkaan ka dhiman.

Ugu horeyn waxaa bilawga sanadkaan daawanay filimo waa weyn oo ka mid yihiin Shah Rukh Khan Raees, Hrithi Roshan, Kaabil, Akshay Kumar Jolly LLB 2 Varun Dhawan Badrinath Ki Dulhania Iyo Bahubali 2.

Haddaba waxaa guda kalnay kala barka sanadkan 2017 waxaa bollywood-ka July ilaa December u diyaarsan filimaan xiiso leh oo si weyn loo wada sugaayo Waxaana filimadaas ka mid ah Srk JHMS, Salman Khan TZH, Akshay Kumar TEPK, Iyo Ajey Devgan G4.

Fadlan hoos kaga bogo filimada ugu xiisaha badan ee la daawan doono July ilaa December ee sanadkaan.

Mom (July 7, 2017)

mom-759

Jagga Jasoos (July 14, 2017)

jagga-jasoos-7591

Munna Michael (July 21, 2017)

munna-michael-poster-7

Daddy (July 21, 2017)

Daddy

Mubarakan (July 28, 2017)

94804

Jab Harry Met Sejal (August 4, 2017)

DB4N9okXcAEUC_0-(1)

Toilet: Ek Prem Katha (August 11, 2017)

Untitled-14

Haseena Parkar (August 18, 2017)

sharuadja

A Gentlemen (August 25, 2017)

BDZ_agentleman

Baadshaho (September 1, 2017)

DCuuIPCVoAAQxRW

Poster Boys (September 8, 2017)

WARAR DHEERAAD AH:

Image result for poster boy movie sunny deol release date

Simran (September 15, 2017)

Kanagana-Ranaut-Simran-Movie-First-Look-Poster-Latest-HD-Posters-Images

Bhoomi (September 22, 2017)

C9_lw8NUAAEmaBN

Judwaa 2 (September 29, 2017)

judwa-2

Chef (October 6, 2017)

gJAB3ft

Golmaal Again (October 18, 2017)

golmaal-again-2

Secret Superstar (October 18, 2017)

secret-superstar-zaira-wasim-aamir-khan-upcoming-movie-mt-wiki-2017

Ittefaq: It Happened One Night (November 3, 2017)

ITEFAQ

Padmavati (November 17, 2017) lasoco kaartada ma aha mid jira

Image result for padmavati movie poster

Tumhari Sulu (December 1, 2017)

VIDYA-BALAN

102 Not Out (December 1, 2017)

DAKFTQrVwAEVsDq

Parmanu: The Story Of Pokharan (December 8, 2017)

1498108629_parmanu-story-pokhran-also-stars-diana-penty-boman-irani-john-has-also-written-film-along

Tiger Zinda Hai (December 22, 2017)

first-pic-salman-khan-katrina-kaif-back-together-tiger-zinda-hai-0001

Haddaba Aqriste Dhamaan Filimadaan Aan Kor Ku Xusnay Midkee Ayaa Si Weyn U Sugaysaa….

 

Fikradaha Akhristayaasha (11)

  1. akki says:

    toilet ek prem khata akshay kumar

  2. zaahil says:

    all flop except judawa 2 , toilet ,jab harry meet sejal golmal 4 and tiger zendigi

  3. Somali pure says:

    sxb waxaan idin waydiiyay filimada Golmaal Again iyo secret superstar miyay isku dhacayaan

  4. Rashid says:

    Golmal 4 ajey devgn

  5. thugs of somalistan says:

    sacret superstar. ugaaaas ka rer khans.
    aaamir khan

  6. Abdiogaal says:

    aniga lapo Film Tiger Zinda Hai iyo The Story Of Pokharan labadaa Film waxaaan U arkaaa filmaan Action ah

  7. Sallu says:

    Tiger zinda hai

  8. C/Maalik Gees Cadde says:

    muna micheal iyo Judwaa2

  9. C/Maalik Gees Cadde says:

    muna micheal iyo Judwaa2 buster boys

  10. ishwaaq says:

    muna micheal tiger zinda hia simran padmavati Haseena and judwa2




Featured Video