Katrina Kaif Iyo Vidya Balan Oo Ka Mid Noqdeen Todabaadkaan Kuwa Ugu Labiska Foosha Xun (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Todabaad walbo waxaa lasoo bandhigaa atariishooyinka ama shaqsiyaadka bollywood-ka xiriir la leh kuwaas oo labiska qaabka daran ama foosha xun soo xirtaan.

Hadabba todabaadkaan atariishooyinka kala duwan ayaa labiskooda lah helin waxaana ka mid ah Katrina Kaif, Vidya Balan, Esha Gupta iyo kuwa kale.

Shaqsiyaadka caanka ah labiska ay soo xirtaan maalin walbo saxaafada ayaa dabagal ku heyso sidaa daraadeed todabaadkaan 5-ta shaqsi ugu labiska foosha xumaa hoos kaga bogo.

Katrina Kaif

Vidya Balan

WARAR DHEERAAD AH:

Esha Gupta

Ileana D’Cruz

Huma Qureshi

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video