Ranbir Kapoor Iyo Alia Bhatt Oo Sawiro Laga Soo Qaaday Ayagoo Ku Sugan Banaanka Guriga Karan Johar (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Ranbir Kapoor Iyo Alia Bhatt waxay hori u wada saxiixdeen sameynta filimka Dragon oo director ka noqan doona Ranbir Kapoor saaxiibkiis Ayan mukerji halka uu maal gilin doono filim sameeye Karan Johar.

Sidaa daraadeed waxaa sawiro laga soo bandhigay Ranbir Kapoor Iyo Alia Bhatt ayagoo ku sugan banaanka guriga Karan Johar waxaana la socday Ayan Mukerji.

Waxaana la hubaa in Kooxdaan ay ka wada hadleen sida ugu dhasiyaha badan sida loogu howl gali lahaa filimka Dragon oo in mudo ah la hadal heeyay laakiin aan wili duubis lagu bilaabin.

Fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo bandhigay Ranbir Alia Iyo Ayan.

Ranbir-Kapoor-(2)

WARAR DHEERAAD AH:

Ranbir-Kapoor-(9)

Ranbir-Kapoor-(7)

Alia-Bhatt-(5)

Ayan-Mukerji-(1)

Ranbir-Kapoor-(5)

Alia-Bhatt-(3)

Alia-Bhatt-(4)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video