Rasmi: Filimka Tubelight Iyo lacagaha Uu Soo Xareeyay Jimcadiisa Labaad

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa si rasmi loo soo bandhigay lacagaha uu soo xareeya jimcadiisa labaad filimka Tubelight ee Mega Star Salman Khan hogaamiyaha ka yahay.

Filimka Tubelight wuxuu bilaabay in maalin walbo hoos u dhac weyn ah sameeyo shalay oo aheyd jimacdiisa labaad filimka Tubelight wuxuu soo xareeyay 2 crore (Trade Figuer).

Filimka Tubelight ayaa maanta sabti iyo bari oo axad oo aan wax shaqo ah la qaban doonin wuxuu sameyn doona ganacsi iska dhax dhaxaad ah asigoo la saadaalinaayo inuu keeni doono 9 Crore.

Filimka Tubelight waa filim guul daraystay laakiin shabakada Boxoffice India wili ma xaqiijinin waxa uu noqan darajo ahaan filimka Tubelight cimri ahaantiisa wuxuu keeni doona lacago u dhaxeeyo 120 crore ilaa 130 crore filimka ugu lacagaha badan sanadkaan wili waxaa hogaanka u haayo filimka Raees.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Tubelight ilaa iyo hada lacagaha uu soo xareeyay.

Friday – 20.75

Saturday – 19.75

WARAR DHEERAAD AH:

Sunday – 22.25

Monday – 18.50

Tuesday – 11.75

Wednesday – 5.75

Thursday – 4.25

Isbuuca Koowaad 103 Crore

Day Eight – 2 crore

TOTAL – 1.05 Crore

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Wiilka sanadka says:

    Kan Waa Bur Buray Sorry Sal man Khan

  2. ramos says:

    disaster waye filmkan away awoodi salman khan ceeba dhacay hhhh tubelight 300 cr hhhh

  3. Xasan ssr raabta says:

    Flop tubelight waan sugaayey arintaas




Featured Video