Rasmi: Goos Goos Afaraad Oo Kooban Ayaa laga Soo Bandhigay Filimka Jab Harry Met Sejal (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Wili waxaa socdo soo bandhiga goos goosyada kooban ee filimka Jab Harry Met Sejal oo hogaamiyaal ka yihiin Shah Rukh khan Iyo Anushka Sharma.

Waxaana maanta lasoo bandhigay goos gooska afaraad taaso gaar u ah Srk iyo Anushka oo jah wareer ka qabsan doono micnaha laga wado Sejal oo ah magaca filimka loogu wacaayo Anushka Sharma.

Filimka Jab Harry Met Sejal oo maantana laga soo bandhigay goos goos kale oo kooban waxaa daafaha caalamka laga daawan doona 4th August 2017.

Fadlan hoos ka daawo goos gooska afaraad ee laga soo bandhigay filimka JHMS

Fadlan hoos ka daawo hadii daawanin goos gooska seddaxaad:

WARAR DHEERAAD AH:

Fadlan hoos ka daawo hadii aada daawanin goos gooska labaad:

Fadaln hoos ka daawo hadii aadan daawanin goos gooska koowaad:

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video