Atariishooyinka Shalay Bollywood-ka Ugu Qurxoona Iyo Sida Ay Maanta Isku Badaleen Qeybta 3-aad (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Hordhac

Veteran Bollywood Actresses hada da’da ayaa ka taba timid waana atariishooyin marwo ah oo leh caruur qaar ka mid caruurtooda waa jilaa halka kuwa kalena goor dhow kusoo biiri doonaan.

Sidaa daraadeed waxaa maanta maqaalkaan ugu hadli doona atariishooyinkii hore ee bollywood-ka maqaamka ugu sareeysay ka gaaray iyo sida ay hada isku badaleen.

Fadlan hoos kaga bogo sawirada shalay iyo kuwa maanta atariishooyinka shalay ugu qurxoona Bollywood-ka iyo sida ay isku badaleen.

16) Vyjayanthimala

17) Jaya Prada

WARAR DHEERAAD AH:

18) Babita

19) Farida Jalal

20) Rakhee

Dhamaad

Hadaa Aqrisanin Qeybta 1-aad Fadlan Riix Halkaana

Hadaa Aqrisanin Qeybta 2-aad Fadlan Riix Halkaan

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Ahmed Yoolah says:

    Masha allah
    Fariida jalaal yaraan iyo waynaan way ku qurux badantahay sida aan maqlayna waa muimad

  2. Taageere deepuu says:

    Qaarkood wali wey nuurayaan sida farida jalal iyo jaya prada




Featured Video