Dharmendra: Yamla Pagla Deewana 3 Wuu Ka Wanaagsanaan Doona Qeybta Labaad

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Bollywood Veteran actor Dharmendra oo bollywood-ka ka tirsana wax ka badan nus qarni ayaa wili kasoo muuqanaaya filimo qaar.

Dharmendra oo IANS waraysi la yeelatay ayaa sheegay in Yamla Pagla Deewana 3 uu ka wanaagsanaan doono Yamla Pagla Deewana 2 oo Box Office-ka ka noqday Flop.

WARAR DHEERAAD AH:

Sidoo kale haleeygaan ayaa sheegay in Yamla Pagla Deewana 3 uu noqan doono filim laga wada helo 81 jirkaan ayaa sidoo kale wuxuu sheegay in doorarka filimka xitaa uu noqan doonan mid wanaagsan,” Aniga waan ogahay in Yamla Pagla Deewana uu guul dareystay waxaanba ogaa inay dhaceyso midaa marka aan daawaday goos gooska filimka.

Qeybta koowaad ee taxanahaan waxaa la daawaday 2011 guul weyn ayuuna gaaray halka qeybta labaad la daawaday 2013 waxaana qeybta seddaxaad ee filimkaan duubis lagu bilaabi doona Augusta Sanadkaan  waxaana mar kale wada hogaamin doona Dharmendra iyo labadiis wiil ee Sunny Deol Iyo Bobby Deol.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video