Radha Iyo Hans Mat Pagli Oo Hogaanka U Haayaan Heesaha Isbuucaan Hit-ka Weyn Noqday (Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaan dib usoo celinay heesaha isbuucaan sida weyn loo daawaday ama looga dhageystay gudaha Hindiya waxaana isbuucaan la daawaday heeso xiiso leh.

Fadlan hoos kaga bogo 5-hees ee isbuucan hit-ka noqday ama si weyn loo daawaday waxaan hogaanka u haayo heesha Shah Rukh Khan Radha Iyo Akshay Kumar Hans Mat Pagli.

Radha (Jab Harry Met Sejal)

Heesta Radha waxaa iskal qaaday labada fanaan ee Sunidhi Chauhan, iyo Shahid Mallya waan hees si weyn looga helay sidoo kalena Youtube-ka si weyn looga daawaday.

Hans Mat Pagli (Toilet – Ek Prem Katha)

Heestaan Hans Mat Pagl oo hees jaceyl kun jirto filimka Toilet Ek Prem Kath ayaa si weyn isbuucaan loo daawaday waxaan isla qaaday Sonu Nigam, Shreya Ghoshal.

WARAR DHEERAAD AH:

Hawa Hawa (Mubarakan

Heesta Hawa Hawa waa hees shidan oo dib loo sameeyay si weyn-na u qaaday fanaanka Mika Singh waxaana kula wehlisay Prakriti Kaka.

Kooke Kawn (Mom)

Heestaan Koke Kawn waxay ku jirtaa filimka Mom ee Sridevi waxaa heestaan music-ka saaray AR Rahman waxaan qaaday fanaanka weyn ee Sukhwinder Singh.

Jhumri Talaiyya (Jagga Jasoos)

Jhumri Talaiyya waa hees laga soo bandhigay filimka Jagga Jasoos kana mid noqatay heesaha isbuucan sida weyn loo daawaday waxaana qaaday Arijit Singh Iyo Mohan Kanan.

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. Yasac paredes says:

    radha caadi maaha

  2. ramos says:

    radha waa hees hirgashay




Featured Video