SIIMA 2017: Ranbir, Katrina, Rana, Iyo R Madhavan Oo Wacdaro Ka Dhigay Masraxa (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa xalay si weyn loo soo gaba gabeeyay xaflada weyn ee SIIMA Awards 2017 oo u gaar shirkadaha koonfur Hindiya ee Telugu, Tamil, Malayalam, Iyo kannada.

Hadabba xaflada xalay lagu qabtay magaalda Dubai waxaa wacdaro weyn ka dhigay lamaanaha mudo ka dib kala haray ee Ranbir Kapoor iyo Katrina Kaif ayagoo xayaysiin u sameynaayay filimkooda Jagga Jasoos.

Sidoo kale Ranbir Iyo Katrina Kaif ayaa masrax la koray jilaayaayaasha Rana Daggubati, Nani, iyo R Madhavan, ayagoo si weyn dadka u madadaaliyeeen kuna soo bandhigeen qoob ka ciyaarka caanka ah ee Shah Rukh Khan heestiisa lungi dance.

Fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo bandhigay Ranbir, Katrina Kaif Rana Daggubati, iyo R Madhavan oo masraxa wacdaro ka dhigay.

1-(6)

1-(7)

DSC_2799

DSC_2692

WARAR DHEERAAD AH:

DSC_2805

DSC_2811

DSC_2815

DSC_2827

DSC_2848

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video