Daawo Heesta Beech Beech Ee Laga Soo Bandhigay Filimka Jab Harry Met Sejal (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa hees cusub laga soo bandhigay filimka Jab Harry Met Sejal ee hogaamiyaal ka yihiin Shah Rukh Khan Iyo Anushka Sharma.

Waana heesta labaad ee laga soo bandhigay filimka Jab Harry Met Sejal waxaana heestaan isla qaadaayo Arijit Singh, Shalmali Kholgade Iyo Shefali Alvares.

WARAR DHEERAAD AH:

Music – Pritam
Singers – Arijit Singh, Shalmali Kholgade and Shefali Alvares
Lyricist – Irshad Kamil

Hoos ka daawo heesta Beech Beech

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. ramos says:

    caadi ma ahan heestan jab harry met sajal film wan sugi la ahay

  2. Farhan khan says:

    Srk iyo anushka inaba caadi maaha jiliin macquul ah weyso bandhigi doonaan mida kale anushka waa qofta labaad ee si wanaagsan ula shaqeen karto Shahrukh marki laga soo tago DP
    JAB HARRY MET SEJAL I CAN’T WAIT

  3. ismaaciil Nourka says:

    waxn kaxasuustaa filmkoodii clasica ahaa ee RAB NE BANA DI JO DI best film




Featured Video