Kajol Iyo Katrina Kaif Oo Noqdeen Mataanaaha Airport-ka Mumbai Sawiro Soo jiidasho Leh Loogu Qaaday (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Katrina Kaif oo si weyn ugu mashquulsan tahay xayaysiinta filimkeeda weyn ee Jagga jasoos ayaa waxaa sawiro looga qaaday Airport-ka magaalada Mumbai.

Katrina ayaana kasoo laabatay xaflada SIIMA Awards waxaana Airport-ka kula wehlinaayay saaxiibkeeda hore ee Ranbir Kapoor.

Laakiin arinta yaabka aheyd oo Airport-ka ka dhacday ayaa in Kajol iyo Katrina Kaif isku labis soo qaateen waxaana shabakad walbo ciwaan loogu dhigay maataanaha Aipport-ka Mumbai.

Fadlan hoos ka daawo sawirada Kajol Iyo Katrina Kaif ee Airport-ka looga qaaday.

WARAR DHEERAAD AH:

Kajal-(3)

Kajal-(5)

Katrina-Kaif-(1)

Katrina-Kaif-(1)

Aqriste Adiga u Codeey Kajol Iyo Katrina Midke Ayaa labiska Si Weyn Ugu Soo Baxay Ama Ku Qurxoona…

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. khaalid maxamud diiriye says:

    Katrina kaif ayaan shidan




Featured Video