Ranbir Kapoor Iyo Katrina Kaif Oo Si Wadajir Ah Dib Ugu Soo Laabteen Mumbai (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Sida aad wada ogtihiin hogaamiyaasha filimka Jagga Jasoos ee Ranbir Kapoor Iyo Katrina Kaif ayaa ku suganaa Abu Dhabi ayagoo ka qeyb galay xaflada SIIMA Awards 2017.

Ranbir Iyo katrina ayaana dib ugu soo laabteen Mumbai ayagoo kasoo laabteen xaflada SIIMA Awards ayagoo xayaysiin ugu sameynaayay filimkoooda Jagga jasoos oo la daawan doono 14 July 2017.

Fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo bandhigay Ranbir Kapoor Iyo katrina Kaif oo labis soo jiidasho leh ku imaadeen Airport-ka Mumbai.

Katrina-Kaif-(1)

Katrina-Kaif-(2)

WARAR DHEERAAD AH:

Katrina-Kaif-(4)

Ranbir-Kapoor-(1)

Ranbir-Kapoor-(2)

Ranbir-Kapoor-(3)

Ranbir-Kapoor-(4)

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video