Rasmi: Salman Khan Oo Muuqal Marti Ah Ku Yeelan Doono Filimka Filimka Srk Ee Dwarf

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Labada Super Star ee mudada dheer ka tirsanaa bollywood-ka ayaa sanadkii si wadajir ugu soo muuqdeen filimka Tubelight ee Salman Khan hogaamiye ka yahay.

WARAR DHEERAAD AH:

Sidaa daraadeed waxaa maal mahaan lis dhax maraayay in Salman Khan uu muuqal marti ah ku yeelan doono filimka Srk cilinka ku matalaayo magac ahaan loogu yeero Dwarf.

Haddab wararka maanta  soo baxay ayaa la xaqiijiyay in Salman Khan uu muuqal marti ah ku yeelan doono filimka Srk cilinka ku matalaayo waxaana la sheegay muuqalka Salman Khan iyo Srk ee filimka Dwarf uu noqan doona mid hees oo labadaan jilaa wada qaadaayo.

Filimka Srk cilinka ku matalaayo waxaa director ka ah Aanand L Rai waana filimka lacago qaali ah lagu qarash gareyn doono waxaana daafaha caalamka laga daawan doona Christmas 2018.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video