Sawiro U Gaar Ah Super Star Shah Rukh Khan Walaashiis Ka Weyn Shehnaz (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Super Star Shah Rukh Khan waa jilaa caan ka ah daafaha caalamka qof walbana aqoon u leh laakiin aqriste ma ogtahay Srk inay la dhalatay gabadh ka weyn laguna magacaabo Shehnaz.

Saxaafada mar walbo waxay warbaxin kasoo qortaa Srk qoyskiisa sida xaaskiisa Gauri Khan iyo caruurtiisa laakiin marnaba lama soo hadal qaado walaashiisa ka weyn.

Sababta ayaan ah in Shehnaz aysan jecleyn in sawiro laga qaado ama kasoo muuqata goobaha dadka caanka magaceeda maadaama ay shock ka qaaday dhimasha aabaheed sidaa daraadeed nafsad ahaan iyada isku buuqsan mar marka qaar sida uu Srk sheegay aad ayuuna ilaaliya walaashiisa ka weyn.

Shehnaz waa 58 jir waxayna 8 sano ka weyn tahay walaalkeed Shah Rukh Khan waxayna caan ku tahay in loogu waco ”Lala Rukh”

Fadlan hoos ka daawo sawiro u gaar Srk walaashiisa Shehnaz.

 

WARAR DHEERAAD AH:

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. mowlid says:

    wax caruura ma leedahay ama famliy soo gudbi fadlan hayd jiraan

  2. ahmed says:

    caruur maleedahy




Featured Video