Halkaan Kaga Bogo Filimada Lacagaha Ugu Badan Soo Xareeyeen Qeybta Koowaad Ee Sanadkaan 2017

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Qeybta koowaad ee sanadkaa bollywood-ka xaalkiisa wuu wanaagsanaa laakiin waxaa xumeeyay filimka Salman Khan ee Tubelight ee rajada weyn laga qabay.

Sanadkaan filimka Bahubali – The Conclusion ayaa soo xareeyay 500 Crore qeybtiisa af Hindiga lagu daawaday asigoo noqday filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay.

Sida Shabakada Boxoffice India soo daabacday filimka Bahubali – The Conclusion ayaa sameeyay ganacsi heer sare ah marka laga cabir qaato filimada kale ee bollywood-ka ee 10 ugu sareeya ku jiraan 10% ayay dheer yihiin.

Marka Bahubali 2 laga soo tago filimada ugu lacagaha badan ee bollywood-ka waa Raees Iyo Tubelight laakiin  waxaa ka wanaagsan filimka Hit-ka weyn noqday ee Badrinath Ki Dulhania waxaana kusoo xigo Jolly LLB 2 sidoo kale liiskaan waxaa soo raaco filimka Hindi Medium oo guul weyn gaaray waxaa kaloo soo raaco filimka Kaabil oo 86 Crore soo xareeyay.

Fadlan hoos kaga bogo Filimada Lacagaha Ugu Badan Soo Xareeyeen Qeybta Koowaad Ee Sanadkaan 2017.

1. Bahubali: The Conclusion Р5.10 Crore (Wili Wuu Socdaa) Qeybtiisa Af Hindiga

2. Raees – 128.74 Crore

WARAR DHEERAAD AH:

3. Tubelight – 116. Crore (Sida la Rajaynaayo)

4. Badrinath Ki Dulhania –¬† 114.11 Crore

5. Jolly LLB 2 – 107.17 Crore

6. Kaabil – 86.54 Crore

7. Hindi Medium – 63 Crore (wili wuu wocdaa)

9. Sachin – A Billion Dreams – 43.04 Crore

10. Naam Shabana – 36.05 Crore

 

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. abdi356 says:

    filimka befikre maxuu keenay?

  2. djlee amore says:

    sxp aan kuweydiiyee filimka bahubali ma bollywood baa mise tollywood
    haduu tollywood yahay maxay tahay sababta bollywoodku uga hadlayaan illeen iyagu ma lehee

  3. cawil says:

    kawaran sxb filimkii Gift frend ee arjun kapoor iyo ina cadho halkee ku danbeeyey




Featured Video