Rasmi: Filimka Duvvada Jagannadham Oo Isbuuca labaad Soo Xareeyay 100 Crore Dal Iyo Dibad

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Stylish Star Allu Arjun filimkiisa Duvvada Jagannadham  (DJ) ayaa isku darka gudaha Hindiya Iyo daafaha caalamka 10 maalin kusoo xareeyay 100 Crore.

Sida ay xaqiijisay Shabakada Andhara Boxoffice filimka Duvvada Jagannadham wuxuu isbuuca labaad soo xareeyay 54.6 Crore lacagaha nadiifka ay heleen kooxda cajaladaha qeybiyeen halka lacagaha uu guud uu keenaay 78.10 Croe.

Filimka DJ wuxuu gobalka Karnataka uu ka keenay 6.36 Crore taasi oo ka dhigan in isbuuc labaad filimka DJ uu gudaha hindiya ka keenay 60.42 Crore halka USA uu ka keenay 6.80 Crore sidoo kale dunida inteeda kale wuxuu ka keenay 2.70 Crore.

Sidaa darteed filimka DJ isbuuciisa labaad isku darka gudaha hindiya iyo daafaha caalamka wuxuu kasoo xareeyaya 102 Crore waxayna kooxda cajaladaha qeybiyaan ka heleen 66.15 Crore.

WARAR DHEERAAD AH:

Filimka Stylish Star Allu Arjun wuxuu ku guuleysan karaa karaa marka saami ahaan kooxda saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan ka helaan 80 Crore.

Filimka oo si weyn ku furmay seddaxdiisa maal mooda ugu horeysay ayaa ganacsi dha dhaxaad ah sameeyay maal maha shaqada maadaama filimkaan sheekadiisa si weyn loo soo dhawaynin kalii waxaa loo daawaday in Stylish Star Arjun hogaamiye ka yahay kuna soo bandhigaayo madadaalo dhameestiran.

Fadlan hoos kaga bogo shaxda ama Table-ka ama ay soo daabacday shabakada Andhara Boxoffice oo lagu xaqiijiyay lacagaha uu DJ keenay labo isbuuc ganacsiga gudaha hindiya iyo suuqyada caalamka wuxuuna Table-ka ka kooban yahay 3 saf oo kal ah lacagaha nadiifka (Net) Saamiga laga helay (Share) iyo lacagaha guud (Gross).

NoImage

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video