Rasmi: Filimka Tubelight Iyo Isniintiisa Labaad Lacagaha Uu Gudahah Hindiya Ka Keenay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mega Star Salman filimkiisa Tubelight ayaa ku socdo sida filaayay oo ah inuu hoos u dhac iska sameeyo maalin walbo Sida shabakada Boxoffice India xaqiijisay filimka Tubelight wuxuu isniinta labaad soo xareeyay 1.25 Crore sidoo wadarta guud wuuxu maraaya 111.50 Crore.

Wuxuuna todabaadkiisa labaad keeni doono lacago u dhaxeeyo 12 ilaa 12.50 Crore waana filimka ugu ganacsi xumaa isbuucua labaad ee Salman Khan waxaana ugu danbeeyay filim Veer oo ganacsi liito sameeyay isbuuc labaad.

Filimka Tubelight wuxuu si weyn ugu liita Gujarat, Nizam / Andhra, CP Berar, CI, Rajasthan iyo Bihar mana ka sameynin waxa sare u kac wuxuuna ahaa meelaha Salman Khan filimkiisa uu ku tashan jiray.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Tubelight iyo lacagaha uu soo xareeyay labo isbuuc.

Todabaadkaan Koowaad – 102.57 Crore

Friday – 2 Crore

WARAR DHEERAAD AH:

Saturday – 2.50 Crore

Sunday – 3.25 Crore

Monday – 1.25 Crore

Isbuuca labaad – 9 Crore ( 4 naal mood)

Wadarta Guud 111.57 Crore

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. faniska srk says:

    baga




Featured Video