Kareena Kapoor Wey Isku Diyaarisay Filimkeeda Veere Di Wedding Sawiro Qurux Badan Ayaa Laga Soo Bandhigay (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Inaba caadi ma aha Kareena Kapoor Khan shaqada ay jirkeeda ka qabatay waxayna kusoo laabatay shaqadeeda filima jilista iyo xarakada lagu yaqiinay.

Kareena Kapoor oo hooyo noqatay dhamaadka sanadkii hore ayadoo ku curutay wiil loo bixiyay Taimur Ali Khan ka dib Kareena wey is badashay ayadoo noqatay qof cayilsan laakiin kareen oo maal mahaan saaxib la noqatay Gym-ka ayaa sidii hore kusoo laabatay.

Waxaana Kareena Kapoor Khan laga soo bandhigay sawiro soo jiidasho leh iyadoo sawiro looga qaaday studio caan ah waxayna goor dhow bilaabi doonto duubista filimkeeda Veere Di Wedding.

Fadlan hoos ka daawo sawirada laga soo bandhigay Kareena Kapoor Khan.

WARAR DHEERAAD AH:

Kareena-Kapoor--(2)

Kareena-Kapoor--(3)

Kareena-Kapoor--(4)

Kareena-Kapoor--(4)

Kareena-Kapoor--(1)

Fikradaha Akhristayaasha (5)

  1. aniso mxamed says:

    waaaw wy shidanthy caadi maaha

  2. Bebo says:

    Cute Queen

  3. Ayan Mohamed Awil says:

    Kkkkkkkkk tan Iyo Qurux acuudu Bilah khaaakh

    • bahal says:

      dadku isku wada dookh maha wlhy aniga shaydamad shaydamad ayey ila eegtahay wlhy wax badan ayaa ka khaldan wajigeda islaan islaan




Featured Video