Maxaa Ku Dhacay Priyanka Chopra Faruuraheeda Waa Hadalka Baraha Bulshada Lagu Haayo

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Bollywood Actress Priyanka Chopra oo noqatay jilaa caalami ayadoo ku biirtay shirkada Hollywood-ka waana atiriisho u dhaxeysa Bollywood-ka iyo Hollywood-ka.

Priyanka ayaana marara badan baraha bulshada muran ka abuurto maadaama bil ka hor mar kulan la qaadanaysay Ra’iisil wasaaraha Hindiya ee┬áNarendra Modi magaalda Berlin waxay la hortagtay dhar gaagan oo muran badan dhaliyay.

Haddaba Priyanka ayaa mar kale baraha bulshada la wareegtay iyadoo Instagram-keeda kusoo bandhigtay sawir laakiin sawirkaas ayaa hadal heyn abuuray maadaama qof walbo oo qoraal ka dhiibanaayo wuxu leeyahay waxay isku sameysay qaliin gaar ahaan faruuraheeda.

Priyanka Chopra

WARAR DHEERAAD AH:

Priyanka Chopra

Priyanka Chopra

Priyanka Chopra

Warbaahinta ayaana sheegtay in uu arintaan sax yahay maadaama Priyanka faruuraheed si weyn looga dareemaayo in ay qaliin martay horina uu sidaas aheyn.

haatana Atirishooyinka dunida ku nool iyo kuwa caadigaba ayaa hada caadi ka dhigteen qaliinka is qurxinta warbaahinta ayaa sidoo kale sheegtay jilaayaasha kale bollywood-ka ee maray qaalinkaan is qurxinta ay ugu horeeyaan Kangana Ranaut, Kareena Kapoor Khan, Anushka Sharma, Shilpa Shetty Kundra, iyo Sridevi.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video