Rasmi: Filimka Tubelight Iyo Talaaadiisa Labaad Lacagaha Uu Gudaha Hindiya Ka Keenay

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Mega Star Salman Khan filimkiisa Tubelight ee Boxoffice-ka ku fashilmay ayaa Talaadadiisa labaad keenay 1.10 Crore (Trade Figure) sida shabakada Boxoffice India soo daabacday.

Filimka Tubelight wadarta guud haatan wuxuu gudaha Hindiya kasoo xareeyay 112.75 Crore (Trade Figure) oo nadiif ah, waana hubaal in ganacsigiisa maanta wixii ka dambeeyo uu noqon doono mid Lakh keeno hada kadib Crore dambe ma keeni doono madaama 4 ilaa 5 show laga daawanayo filimkaan.

Tubelight haatan ganacsigiisa gudaha Hindiya wuxuu dhaafay filimkii Jai Ho ee Salman Khan sanadii 2014 sameeyay laakiin gobolo sida Mumbai, Rajasthan, CP Berar, CI iyo Bihar Jai Ho ayaa lacag badan kasoo xareeyay.

Tubelight sidoo kale ganacsigiisa Mumbai wuxuu ka hooseen doonaa filimada sanadkaan soo baxeen ee Bollywood-ka sameeyeen kuwaas oo 100 Crore iyagana darajo ahaan gaareen sida Raees, Badrinath Ki Dulhania iyo Jolly LLB 2.

Fadlan hoos kaga bogo Tubelight ganacsiga uu ilaa haatan sameeyay sida aan shabakada Boxoffice India kasoo xiganay:

Tododobaadka kowaad – 102.57 Crore (Rasmi)

WARAR DHEERAAD AH:

Jimco labaad – 2 Crore

Sabti labaad – 2.50 Crore

Axad labaad – 3.25 Crore

Isniin labaad – 1.25 Crore

Talaado labaad – 1.10 Crore

Todobaadka labaad – 10.10 Crore (mudo 5-maalmood)

Wadarta Guud – 112.67 Crore (Trade Figure)

Fikradaha Akhristayaasha (8)

  1. tageera 1 says:

    Asc bahda filimside idinkoo mahadsan imisaa lagu qarash gareeyay filimka Tubelight sidee buu ku badbaadi karaa

  2. Akshay kumar says:

    100 crore ayaa lagu qarashgareeyay bro filinkaan guul haka sugin waa big flop
    hadaat wax taageereeyso akshay kumar tageer salman khan aduunka ayaan ugu necbahay i love one and only akshay kumar

  3. Ahmed Akhyaar says:

    Welcome Back!!! ZHp

  4. Ahmed Akhyaar says:

    Waxaanu kaa sugnaaaba waa falanqaynta Guuldarada aadka u wayn ee Tubelight

  5. Wiilka Xaafada says:

    kkkkk ciyaalkan Eega Salman Khan filim ka xumaaday ku farxaya Kan akshay kumar taagera tubiligh oo flop ah ayaa ka lacag badan filimaanta akki oo dhan

  6. Akshay kumar says:

    wiilka bro adiga hindi maxaad kataqanaa salman khan markuu soo qaado national awards best actor iyo padma shri awards ilasoo hadal akshay kumar kaween yahay actar ahaan waa neh kafiican yahay dhinacwalbo box office tiyaatarada haloo yareeyo salman khan walahi filimaantiisa oo dhan waxeey noqonayaan wada flop kkkk

  7. ishwaaq says:

    ar kan Salman guldaradiisa kufarxaya eega war akshay iyo Salman waa sda dhulka iyo cirka ukla fogyihiinee meel fadhiiso cyaal akshay meesha mega star Salman baa kahadlayee xagee joogtaa adga angaana xagee joognaa xagee kahadlaysaa anagana xagee tiigsanaynaa being human Salman miyaa faraha gashaty cyaal baatahee kahar Salman uma qalmo uu cyaalkiinoo kaleeto inay waxka sheegaanee
    viva Salman bhia big love

  8. srk says:

    srk is best




Featured Video