Sawir Laga Soo Bandhigay Salman Khan Iyo Shah Rukh Khan Oo Guda Jiraan Duubista Filimka Dwarf

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa maanta warbaxinta heesto sawirada laga soo bandhigay Salman Khan iyo Shah Rukh Khan oo guda Jiraan duubisa filimka dwarf ee Srk cilinka ku matalaayo.

Waxaana maanta idinla wadaagnay in Salman Khan uu ku sugan yahay goobta lagu duubaayo filimka Srk ee Dwarf filim sameeye Aanand L Rai xaadir ku ah.

WARAR DHEERAAD AH:

Haddaba waxaa lasoo bandhigay sawir u gaar ah Srk iyo Sallu Bhai oo wada duubayaan muuqaalka ay ku leeyihiin filimka Dwarf sawirkana waa mid kor saaran ee Salman Iyo Srk isla socdaan waxaana kula wehliyo Aanand L Rai iyo shaqaalaha filimka.

Dhinaca kale Srk waxaa filimkaan kula wehliyo labada atiriisho ee Katrina Kaif iyo Anushka Sharma waxaana daafaha caalamka laga daawan doono dhamaadka sanadka danbe waxaana xiiso leh in mar kale Srk iyo Salman shaashada muuqal ku wadaagaan.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video