Sawiro U Gaar Jiilka Cusub Oo Bollywood-ka Ee Lagu Casuumay Daawashada Filimka Sridevi Ee Mom

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Mom ee Sridevi hogaamiyaha ka tahay ayaa isbuucaan tiyaatarada la saari doono waana filim si weyn loo wada sugaayo oo lagu daawan doono luuqadaha Hindi, Tamil, Telugu Iyo malayalam.

Waxaan daawashada filimka si qaas u qabtay qoyska Sridevi ee ugu horeeyo ninkeeda Boney Kapoor iyo labadeeda gabdhooda ee Jhanvi Kapoor Iyo Khushi Kapoor.

Sidoo kale daawada filimka Mom waxaa kasoo qeyb galay Shahid Kapoor walaalkiisa Ishaan Khattar, Saif Ali Khan gabadhiisa Sara Ali Khan, Rhea Chakraborty, sidoo kale waxaa kasoo qeyb galay Tabu, Javed Akhtar, Rekha iyo Manish Malhotra..

Filimkaan waxaa kaloo Sridevi kula wehliyo Akshay Khanna Iyo Nawasuddina Saddiqui fadlan hoos ka dawo sawirada.

IMG_4196

IMG_4200

Ishaan-(1)

Ishaan-(2)

Ishaan-(3)

janhavi

jhanvi-kapoor-(1)

WARAR DHEERAAD AH:

jhanvi-kapoor-(2)

jhanvi-kapoor-(3)

Sara-Ali-Khan-(1)

Sara-Ali-Khan-(2)

Sara-Ali-Khan-(4)

IMG_1841

rekha-(2)

sridevi-boney-kapoor-(1)

sridevi-boney-kapoor-(4)

tabu-(4)

tabu-(5)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video