Ugu Danbeyntii Salman Khan Oo La Shaaciyay Xiliga Uu Duubi Doono Filimada Dwarf Iyo Judwaa 2

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Sidaa wada ogtihiin waxaa horay idin sheegnay in Salman Khan uu muuqal marti ah ku yeelan doono filimka Super Shah Rukh Khan cilinka ku matalaayo ee magac ahaan loogu yeero Dwarf iyo Judwaa 2.

Haddaba Salman Khan ayaa soo hakiyay duubista filimkiisa Tiger Zinda Hai si uu u duubo muuqalada martida uu ku leeyahay filimada Judwaa 2 iyo Dwarf.

WARAR DHEERAAD AH:

Salman Khan oo mar kale shaashada kala soo muuqan doon Srk ka dib filimkka Tubelight ayaa shaaciyay in uu duubi doono muuqalka uu ku leeyahay filimka Srk iyo sidoo kale filimka Judwaa 2 inta u dhaxaysa 6 july ilaa 8 July.

Sidoo wararka sheegayaan in Srk iyo Sallu Bhai muuqalka ay wadaagayaan filimka Dwarf waxay ku duubi doonan seddax bari waxaana la sheegay in muuqalkooda uu yahay hees waxaaba heestaan ciyaarta sameyn doona Remo D’Souza, oo asigana fasax kasoo qaaday barnaamijkiisa Dance Plus 3.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video