Waa Maxay Shahid Kapoor Iyo Lambar 7 Xiriirka Ka Dhaxeeyo Halkaan Ka Ogaw

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Shahid waa jilaa bollywood-ka sanado badan ku jiro oo taageero fara bada ku leh gudaha hindiya iyo daafaha caalamka laakiin nolasha Shahid Kapoor waxaa ku xiriira lamar 7 oo asiga nasiib u ah.

Shahid Kapoor kalii gaariyaasha uu qabo lambar 7 kuma qorno sidoo kale waa qof aamisan in lambar 7 uu nasiibkiisa yahay hadaba hoos ka ogaw Shahid iyo lambar 7 xiriirka ka dhaxeeyo.

Shahid Nasiib lamabar 7 waxay bilaabatay marka uu dunida kusoo biiraaayay

Shahid markuu dunida kusoo biiraayay ayuu xiriir la yeeshay lambar 7 sababto ah Shahid waxaa uu dhashtay February 25, 1981 marka hadii lisku daro 5+2 waxay ka dhigan 7 tahay ka dib Shahid wuxuu bilaabay inuu nasiib u arko lambar 7.

Shahid xaakiisa Mira Rajput Xitaa waxaa la xariira lambar 7

Mira Rajput oo ah xaaska Shahid waxay cadaysay in Shahid nolashiisa si dhab ugu xiriirto lambar 7 sababtoo ah Mira waxa ay dhalatay September 7, 1994, Shahid ayaan ku faraxsan in Mira ay dhalatay maalin lambar 7 ah.

WARAR DHEERAAD AH:

Shahid arooskiisa wuxuu dhacay maalin lambar 7 ah

Shahid Kapoor xiriirka uu la leeyahay lambar 7 meesha kuma istaagin sidoo kale arooskiisa wuxuu dhacay maalin lambar 7 ah July 7, 2015, oo uu guursaday Mira Rajput.

Shahid inuu 7 jacel yahay cadeyn ku saabsan

Saxaafada u si weyn ula fal galay lambarka uu jaceyl yahay Shahid Kapoor ayaa xogtaan ku cadeynaay Shahid iyo xiriirka dhaxeeyo lambar 7 cadeynta ayaa ah Shahid Kapoor markuu guursanaayay wuxuu jiray 34 marka 3+4 waxay ka dhigan tahay 7 sidaa daraadeed Shahid Kapoor nasiibka nolashiisa waa lambar 7.

 

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. aniso mxamed says:

    hhhhh waaaali.com

  2. muzamil moh says:

    Amiisku. nasiban nahy




Featured Video