Sawir u Gaar Ah Hrithik Roshan Iyo Caruustiisa Oo Farxad Ku Qaadanaaya Cannada

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Super Star Hrithik Roshan waa jilaa caruurtiisa aad u jacel sidoo kale wuxuu jacel yahay marka uu shaqada ka nasanaayo inuu waqti la qaato.

Hrithik Iyo caruurtiisa Hrehaan (11)  iyo Hridhaan (8) ayaa fasax u aaday dalka Cannada waxaana safarka kula wehliso xaaskiisa hore ee Sussanne, Sonali Bendre iyo caruurteeda.

Sawirka Hrithik Roshan ayaa kusoo bandhigay baraha bulshada asiga iyo ilmahiisa oo waqti kuu qaadanaaya barafka Cannada.

WARAR DHEERAAD AH:

There’s greater joy in unbridled laughter with these guys than the best shot I’ve ever given. You can’t be the best if you don’t give your best to everything you do.

A post shared by Hrithik Roshan (@hrithikroshan) on

Dhinaca kale Hrithik Rosan filimkiisa ugu danbeeyay wuxuu ahaa filimka Kaabil oo bandhigiisa si weyn loogu amaanay halka filimkiisa uu yahay filimka loogu hadlaayo nolasha Anand Kumar ee Super 30.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video