Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Daraar Oo Ay Wada Jileen Rishi, Juhi Iyo Arbaaz Khan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Daraar waa mid ka mid ah aflaanta qayaanada iyo cabsida ee Bollywood-ka sameeyeen sidoo kalena siweyn Soomaalida u jecel yihiin daawashadiisa.

Filimka Daraar wuxuu soo baxay 5 July 1996 waxaana kasoo wareegatay 21-sano daawashadiisa.

Daraar wuxuu noqday filim guul dareestay oo Flop ah asigoo keenay 6.28 Crore waxaana lagu qarash gareeyay 4.50 Crore ayadoo ay saami ahaan ka heleen kooxda cajaladaha qeybiyaan 3.09 Crore.

Jilaayaasha Daraar: Juhi Chawla, Rishi Kapoor iyo Arbaaz Khan

Director: Abbas-Mustan

Fadlan hoos kaga bogo xaqiiqooyin u gaar ah filimka Daraar:

Xaqiiqada 1-aad: Daraar waa filimka uu Arbaaz Khan kusoo caan baxay wuxuuna ku qaatay abaal marinta laadarka ugu wanaagsan ee shirkada Filmfare bixiso.

Xaqiiqada 2-aad: Daraar sheeko ahaan waxaa laga soo min guuriyay filimka Hollywood-ka ah Sleeping with the Enemy oo ay Julia Roberts sameesay.

Xaqiiqada 3-aad: Rishi Kapoor filimka Daraar hogaamiye ayuu ka ahaa sidoo kalena isla filimka Yaraana hogaamiye ayuu ka ahaa waana labo filim oo sheeko ahaan laga soo wada min guuriyay filimka Hollywood-ka ah Sleeping with the Enemy. Hadana waxaa la yaab ah in labadaan filim uu isla magaca Raj ku jilaayay Rishi Kapoor.

Xaqiiqada 4-aad: Labada filimkaan sameeyeen Abbas Mustan waxay rabeen in Shah Rukh Khan uu doorka Arbaaz Khan matalo balse SRKw dalabkooda wuu ku gacan seeray madaama xiligaas uu sameeyay filimo badan oo laadar ama xumaan ku jilay.

Xaqiiqada 5-aad: Daraar markii tiyaatarada la saaray muran xoogan ayuu dhexda ka galay madaama kooxda sameesay lagu eedeeyay fasax la’aan inay sheekadiisa kasoo xigteen filimka Hollywood-ka ah Sleeping With Enemy sidoo kalena waxay isku sheeko isku dhow noqdeen filimada tiyaatarada xiligaas la saaray ‘Agnisakshi’ iyo ‘Yaraana’.

Xaqiiqada 6-aad: Daraar waxaa ku jirtay hees lagu magacaabo “Tera Chand Chehra” oo muuqaal ahaan la duubay balse aan filimka lagu soo bandhigin. Waxaana markii dambe heeska adeegsaday muusigiiste Anu Malik wuxuuna u bixiyay magac cusub “Dhuan Dhuan” asigoo kusoo bandhigay Albumkiisii Ho Raha Hain Sama.

Xaqiiqada 7-aad: Kajol ayaa ahayd sameynta dooqa kowaad ee filimka Daraar laakiin Director Abbas Mustan waxay u arkeen Kajol inaysan doorkaan sameyn karin da’ahaan madaama ay dhalin yareed xiligaas waxaana lagu badalay Juhi Chawla.

Dhamaad,

Waad Ku Mahad santahay Aqriskaaga,

Filimada Aan Horey Xaqiiqooyinkooda Kaga Soo Hadalnay Fadlan Hoos Kaga Bogo:

WARAR DHEERAAD AH:

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Krrish Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Lakshya Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Awara Paagal Deewana Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ghulam Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Hum Dil De Chuke Sanam Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Aatish Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Lagaan Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Gadar Ek Prem Katha Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Border Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Pyaar To Hona Hi Tha Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Kaho Naa… Pyaar Hai Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Main Hoon Na Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Jaani Dushman Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Wanted Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Mann Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Ajnabee Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar ah Filimka No Entry Fadlan RIIX HALKAAN

Xaqiiqooyin U Gaar Ah Filimka Mohabbatein Fadlan RIIX HALKAAN

Fikradaha Akhristayaasha (2)

  1. muxamed says:

    Ma daraarbaa flop noqday aar hindidu waxba garanbmaayaan hadalka chuuri chalwa ay dhahayso ayaaban la,ilaawi karin




Featured Video