Atiriishada Guul Darada Daba Socoto Ee Sayesha Saigal Oo Lagu Soo Daray Prabhu Deva Filimkiisa Xiga

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Sayesha Saigal waa atiriisho soo jiidasho leh laakiin filimada ay ku jirto guul daro soo gaaro ilaa hada ma helin wadad guusha iyadoo ka shaqeysa seddaxda shirkada ee Bollywood, Tollywood, Iyo Kollywood.

Sayesha filimkeeda ugu horeeyaya wuxuu ahaa filimka Akhil:The Power Of Jua oo ay la sameysay Akhil Akkineeni oo asigana ahaa filimkiisa koowad wuxuu noqday mid guul dareysta.

WARAR DHEERAAD AH:

Ka dib waxay Ajey Devgan la sameysay filimka Shivaay ee isla Ajay Devgn director ka ahaa asigana wuu guul dareystay ka dib bollwyood iyo Tollywood-ka markaan waxay tijaabisay Kollywood iyadoo jilaaga Jayam Ravi la sameysay filimka Vanamagan oo isbuucyo ka hor la daawaday waana liska diiday wadada guul darada ayuun saaran yahay.

Haddaba Sayesha Saigal, oo guul darada daba socata waxay atiriisho ka noqan doonto Prabhu Deva filimkiisa xiga ee Tamil-ka ah hogaamiyaal ka yihiin Vishal iyo Karthi.

Waxaana sheekada filimkaas diyaariyay K Subhash oo sanadkii hore geeriyooday filimkaan ayaana duubis lagu bilaabi doona bishaan gudaheeda waxaana filimkaan maal gilin doono Prabhu Deva sidoo kale isla asiga ayaa director ka ah.

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Moha says:

    sheekada filimka mom
    iyo sidu ku furmay noosoo gudbiya plz

  2. azad caraale cayuuni says:

    Haa plze flimka mom qisadiisa noo soo gudbiYa

  3. bill abdil says:

    filimside sidii hore iyo si u dhawna maaha
    warar gaabisa waliba bilaa tayo ah




Featured Video