Ka Dib Filimka Padmavati Deepika Padukone Filimadeeda Xiga Waxay Ku Sameyn Doonta 12 Crore

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atiriishada waqtigaan bollywood-ka hogaanka u heyso ee Deepika Padukone oo ku jirto xiligeena ugu wacnaa ee bollywood-ka waxay mar walbo sare u qaada lacagaha filimada ay ku jilaysay.

Deepika Padukone filimkeeda Ram-leela waxay ku qaadatay 1 Crore Bajirao-MastaniĀ  2 sano ka dib waxay ku qaadatay 7 crore haataan filimka Padmavati waxay ku qaadatay 12.64 Crore iyadoo noqatay atrishiida ugu horeysay 10 crore ka sara marto.

WARAR DHEERAAD AH:

Sidaa daraadeed Deepika filimadeeda xiga waxay sheegtay in ay ku qaadan doonto 12 Crore sida la sheegaayo waana lacago qaali ah Deepika ilaa hada filim kale ma saxiixanin.

Laakiin sida la sheegaayo filimkeeda xiga waa Sapna Didi oo looga hadli doono nolasha Sapna gabadhii isku dayday inay disho Daawood Ibahim waxaana filimkaas maal gilin doona Vishal Bharadwaj haddaba Deepika filimkaas iyada miyaa sameyn doonta mise lacagaheeda qaaliga ah ayaa hor istaagi doona inkastoo ay tahay atiriisho weyn.

Deepika ayaana haatan ku mashquulsan filimkeeda Padmavati ee la jilaayaan Shahid Kapoor Iyo Ranveer Singh waxaana la daawan doona 17 November 2017.

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Taageere deepuu says:

    Waawenka waaye deepii lkn 12.64 ayaadba tiraahdeena hada 12ka ayay kuu qaadanee aad leedihin pls filimside qoraalada naga saxa teeda kalle deepu wararkeeda beryahan waad yareeyseen see ahaan

  2. Farmaajo says:

    12.64 padmavati ayay ku qaadatey se waxay sheegtay filimkeeda xige inay ku qaadan doonto 12Crore Fahan zxp

  3. ishwaaq says:

    haa dapuu warkeeda waayaraday uu saaid weliba
    wayna uqalantaa intaa iyo inkabadan inay kushaqayso depika

  4. Taageere deepuu says:

    Farmaajo inanla la baxay waxaan ka hadlaynaa kororka ay samaynayso macquul makula tahay filimka patmavati in 12.64 ay ku qaadato hadana ay hoos u dagto deepuu kor ayay u socotaa waana sababta keentay in kamgana ay ka hinaasto oo ay iyana kor u qaato mushaarkeeda filim




Featured Video