Nala Daawo Heesta Lawada Sugaayay Ee Paas Aao u Gaarka Ah Sushant Singh Iyo Kriti Sanon (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Shirkada T-Series ayaa si rasmi ah maanta usoo bandhigtay heesta lawada sugaayay ee Paas Aao ee u gaarka ah Sushant Singh Rajput iyo Kriti Sanon.

Heestaan kuma jirto filim kalii waa hal  hees ee sameysay shirkada ugu weyn Hindiya ee T-Series waxaana heestaan wacan u qaaday fanaaniinta Armaan Malik & Prakriti Kakar.

WARAR DHEERAAD AH:

Song Name – Paas Aao
Singer – Armaan Malik & Prakriti Kakar
Music – Amaal Mallik
Lyrics – Kumaar

Fadlan hoos ka daawo heesta.

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. naasir cadde says:

    waa mid i xiiso galisay heestaan macaaan




Featured Video