Qiimo Ahaan Meeqo Ayuu Ku Fadhiyaa Gaariga Srk Uu Hadiiyad Ahaan U Siiyay Salman Khan

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa maalmo ka hor idinla wadaagnay in Shah Rukh Khan hadiiyad ahaan u siiyay Salman Khan gaari ah luxury car laakiin gaariga ma aha noocas ee waa Mercedes-AMG GLC 43 waliba nooca u danbeeyay.

Srk oo muuqal marti ah ku yeeshay filimka Tubelight Salman ayaana asigana markiisa muuqal marti ah ku yeelan doona Srk filimkiisa Dwarf laakiin Salman Khan ayaa lama filaan looga dhigay hadiyad qaali oo gaari ah.

WARAR DHEERAAD AH:

Salman oo ka gudoomay gaariga saaxiibkiisa siiyay ayaa waxaa la arkaayay shalay asiga iyo saaxiibtiisa Iulia Vantur magaalada kusii aadayaan gaariga ayaana la xaqiijiyay inuu yahay Mercedes-AMG oo qiimo ahaan ku fadhiyo 90 Lakh ($136,363.63).

Dhinaca kale Srk bisha danbe waxaa u diyaarsan filimka Jab Harry Met Sejal uu director ka yahay Imtiaz Ali halka Salman Khan sanadkaan dhamaadkiisa usoo baxi doona filimka Tiger Zinda Hai ee director ka yahay Ali Abbas Zafar.

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Mahad Yare says:

    Woow, Zhpo Jira SRk and Salmaan




Featured Video