Rasmi: Filimka Spiderman – Homecoming Iyo lacagaha Uu Kasoo Xareeyay Gudaha Hindiya Maalintiisa Koowaad

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Hollywood-ka ah ee Spiderman – Homecoming ayaa ganacsi wanaagsan sameeyay maalintiisa koowaad sida shabakada Boxoffice India soo daabacday.

Filimka Spiderman – Homecoming wuxuu maalintiiisa koowaad u gudaha Hindiya ka keenay 6.75 crore waana filima 3-aad ee ugu ganacsi wanaagsan sanadkaan filimada Hollywood-ka waxaa ka wanaagsanaa filimada Fast & Furious 8 9.27 Crore iyo XXX – Return Of Xander Cage 7.21 Crore.

Sidoo kale filimka Hollywood-ka ah Spiderman – Homecoming wuxuu maalinta koowaad gurigooda ku garaacay filimada Bollywood-ka ah ee Mom iyo Guest Iin London.

Spiderman – Homecoming maadaama maalintiisa koowaad ganacsi wanaagsan uu sameeyay wuxuu ku biiray 10-ka filim ee Hollywood-ka ah ee lacagaha ugu badan kasoo xareeyay gudaha Hindiya maalintooda koowaad Fadlan hoos kaga bogo.

1. Fast & Furious 7 (2015) – 12.03 Crore

2. The Avengers – Age Of Ultron (2015) – 10.96 Crore

3. The Jungle Book (2016) – 10.12 Crore

WARAR DHEERAAD AH:

4. Fast & Furious 8 (2017) – 9.27 Crore

5. Captain America (2016) – 8.46 Crore

6. Batman v Suoerman (2016) – 7.93 Crore

7. The Amazing Spiderman 2 (2014) – 7.48 Crore

8. XXX – Return Of Xander Cage (2017) – 7.21 Crore

9. The Amazing Spiderman (2012) – 6.77 Crore

10. Spiderman – Homecoming (2017) – 6.75 apprx

 

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. Ahmed Akhyaar says:

    Bro Sheekada Spiderman home coming idinkama hayno




Featured Video