Waa Maxay Waxa Ay Kaga Dayato Atirishada Anushka Sharma Atooraha Caanka Ah Suniel Shetty

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Atirishada xiligaan Bollywood-ka awooda ku leh Anushka Sharma ayaa amaan weyn kala dul dhacday atooraha ruug cadaaga ah Suniel Shetty.

WARAR DHEERAAD AH:

Anushka Sharma ayaa sheegtay inay Suniel Shetty kaga dayato dhanka shir dhiska iyo daganaan shaha la muujiyo marka ay Bollywood-ka ku dhex jirto.

Suniel Shetty ayaa marka hore amaanay Anushka Sharma filimkeeda Jab Harry Met Sejal oo ay SRK la jileyso lana daawan doono 4 August 2017.

Anushka ayaa barta Twitter-ka ugu soo jawaab celisay Suniel waxayna tir “ Mahad sanid Suniel Shetty, jir dhiskaaga sareeeyo iyo daganaanta dabic ahaan aad ku dhaqantid waa labada shey ee aan jeclahay inaan xili walbo kaaga deydo”

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Akki zxpkii says:

    Zakariye Abdi zxp ku TabnaY wlhi
    Zoo dhawooow Mar lapaad

  2. magacaygu waa salman marquinhos says:

    zxp waxd isheegtan meshan kala soo dagi kro filimada kala ah sarfarosh amiir khan .raja Hindustani amiir khan .dilka rishta arjun rampal .army shahrukh khan .diltu bagal hai .shahrukh khan iyagoo afsoomali ah waan ubahnaheee

  3. naasir cade says:

    waaa waxa ugu fiican inaad jirkaada dhisto mise dabecada aa wanaag




Featured Video