Inaba Caadi Ma Ahan Varun Dhawan Oo ku Ciyaaraaya Heesta Hawa Hawa (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa tobabaadkii hore si weyn Hindiya u qabsaday heesta Hawa Hawa ee ku jirto filimka Mubarakan waana heesta labaad ee laga soo bandhigay filimkaas.

Hadabba heesta Hawa Hawa oo todabaadkii hore Hit weyn noqatay si weyn looga wada helay waxaa si cajiib leh mar kale heestaan qoob ka ciyaar ugu soo bandhigay Varun Dhawan.

Varun Dhawan ayaa muuqalkaas soo dhigay baraha bulshada gaar ahaan Instagram-ka asigoo si wacan ugu dheelaayo waxaana heesta la dheelaayay labo qoobka ciyaarka u dhameestiran sidoo kale ciyaaraha filimada sameeyaan.

WARAR DHEERAAD AH:

Heesta Hawa Hawa ee ku jirto filimka Mubarakan waxaa qaaday Mika Singh waana hees Pakistan ah oo dib loo sameeyay asigoo bollywood si weyn ayaana looga wada helay heestaan dib loo sameeyay.

Fadlan hoos ka daawo muuqalka uu Varun Dhawan baraha bulshada kusoo bandhigay.

#hawahawa. Move for @arjunkapoor and @ileana_official

A post shared by Varun Dhawan (@varundvn) on

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video