Tiger Shroff, Kajol Iyo Jilaayaasha Kale Ee Maanta Sawir Loogu Qaaday Airport-ka Mumbai (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa maanta Airport-ka Mumbai sawiro looga qaar ka mid ah jilaayaasha bollywood-ka waxaana ka mid ah Tiger Shroff Iyo Kajol Iyo Kuwa kale.

Tiger Shroff Airport-ka waxaa kula wehlisay atiriishada filimkiisa Munna Michael Nidhhi Agerwal waxayna ku mashquulsan yihiin xayaysiinta filimkooda oo isbuucyada soo socoto tiyaatarada laga daawan doono.

Sidoo kale waxaa sawiro laga qaaday Kangana Ranaut oo u socatay Hyderabad iyadoo kusoo duubaysa filimkeeda xiga waxaa kaloo sawiro looga qaaday Sushant Singh Rajput,

Fadlan hoos ka daawo sawirada.

WARAR DHEERAAD AH:

Kajol spotted at the airport in an absurd look

Sushant Singh Rajput at his casual best at the airport

Kangana Ranaut looks stylish to the hilt

Nidhhi Agerwal in an uber stylish avatar at the airport

Tiger Shroff in his 'Munna Michael' avatar at the airport

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video