BREAKING: Sonakshi Sinha, Aditya Roy Kapur, Sridevi Iyo Sanjay Dutt Oo Kusoo Biiray Filimka Varun Dhawan Iyo Alia Bhatt Ee Shiddat

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa warbaxin weyn oo xiiso leh laga soo saaray filimka Shiddat ee Varun Iyo Alia Bhatt mar kale ku midoobi doonan.

Waxaana la sheegay in mashruuca filimka Shiddat kusoo biiray Sonakshi Sinha, Aditya Roy Kapur, Sridevi Iyo Sanjay Dutt oo filimkaan jaceylka iyo qiirada badan la sameyn doonan Varun Dhawan Iyo Alia Bhatt.

WARAR DHEERAAD AH:

Waxaana hori la sheegay im filimkaan 4 jilaa lagu soo dari doono oo laga dhigi doono mashruuc weyn waxaana haatan la hadal heeya in lagu soo daray Sonakshi Sinha, Aditya Roy Kapur, Sridevi Iyo Sanjay Dutt.

Hadii warbaxintaan xaqiiqo noqoto Sonakshi Sinha ayaa markii ugu horaysay la shaqeyn doonto dhamaan 5-ta jilaa ee filimkaan la hogaaminaayaan sidoo kale hadii warbaxinta si rasmi ah loo shaaciyo waxay noqan doonto mashruuc weyn oo mudo ka dib 6 jilaa caan ah wada sameeyaan.

Si la mid ah Alia Bhatt Iyo Aditya ayaa markii ugu horeysay wada shaqeyn doonan Halka labada Super Star ee Sanjay Dutt wada shaqeyn dhax mari doonto ka dib filimkooda Gumrah 1993 jiilka cusub ee bollywood-ka ayayna filimkaan xiisaha badan la sameyn doonan.

Filimka Shiddat sida la sheegay waa filim jaceyl ee qiiro badan waxaana lagu duubi doona gudaha Hindiya sida qorshaha uu yahay filimkaan waxaa duubis lagu bilaabi doona dhamaadka sanadkaan.

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video