Filim Mom Oo 12-aad Ku Jiro Iyo 15-Filim Ee Isbuuca Koowaad Lacagaha Ugu Badan Sanadkaan Soo Xareeyeen

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Mom ee hogaamiyaha ka tahay Sridevi ayaa kaalinta 12-aad ku jiro filimada isbuuca koowaad ama seddax maalin ugu horeysay  lacagaha ugu badan soo xareeyaan sanadkaan.

Bahubali – The Conclusion qeybtiisa af Hindiga lagu daawaday ayaa ah wili filimka lacagaha ugu badan soo xareeyay sanadkaam seddaxda maalin ugu horeysay wuxuuna 22 Crore ka sare maray filimka Sultan oo darajada haayay sanadkii hore.

Bahubali – The Conclusion ka dib waxaa filimada bollywood liiska sare ugu jiraan filimada Tubelight, Raees, Jolly LLB 2 iyo Badrinath Ki Dulhania oo ganacsi wanaagsan sameeyeen isbuucooda koowaad.

Fadlan hoos kaga bogo shabakada Boxoffice Indai oo soo daabacday 15-ta filim ee isbuuca koowaad lacagaha ugu badan soo xareeyeen sanadkaan. (All collections for Hindi language only)

1. Bahubali: The Conclusion – 127.28 Crore (ALL TIME RECORD)

2. Tubelight – 61.53 Crore

3. Raees – 59.48 Crore

4. Jolly LLB 2 – 47.59 Crore

5. Badrinath Ki Dulhania – 41.88 Crore

WARAR DHEERAAD AH:

6. Kaabil – 30.65 Crore

7. Half Girlfriend – 28.87 Crore

8. Sachin – A Billion Dreams – 24.23 Crore

9. Naam Shabana – 17,93 Crore

10. Phillauri – 14.65 Crore

11. Rangoon – 14.43

12. Mom – 14.25

13. Commando 2 – 13.64

14. Raabta – 13.17

15. Ok Jaanu – 11.93

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. Waaya Arag says:

    Sxb Sidee Wax Eey Wadaa Boxoffice india Wali Filimada Mom Iyo Guest Iin London Wali Isbuuxooda Koowaad Ma Dhameesan Sidee Liiskaan Uga Diyaarisay

  2. shucayb says:

    sxb filimka mom intee lacag dhan baa lagu sameeyay




Featured Video