Ranbir Kapoor Iyo Katrina Kaif Oo U Duulay Delhi Ayagoo Xayaysiin Ugu Soo Sameynaayaan Filimkooda Jagga Jasoos (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Bollywood Stars Ranbir Kapoor Iyo lamaanihiisa hore ee Katrina Kaif ayaa si weyn ugu mashquulsan xayaysiin u sameynta filimkooda Jagga Jasoos.

Sidaa daraadeed jilaayaasha ayaa mar walbo sawiro laga soo bandhigaa ayagoo ku sugan goobo kal duwan waxaana xalay jilaayaasha sawiro laga qaaday ayagoo u duulaaya Delhi waxayna ku sugnaayeen Airport-ka.

Ranbir Kapoor Iyo Katrina ayaa Delhi ka sameyn doono xayaysiin weyn maadaama filimkooda la daawan doono todabaadkaan.

Fadlam hoos ka daawo sawirada laga soo bandhigay.

WARAR DHEERAAD AH:

20170709213154_IMG_5565

20170709213204_IMG_5571

20170709213205_IMG_5572

20170709214349_IMG_5589

20170709214354_IMG_5594

20170709214358_IMG_5602

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video