Rasmi: Filimada Spiderman Iyo Guest Iin London Lacagaha Ay Soo Xareeyeen Isbuuca Koowaad

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Filimka Hollywood-ka ee Spiderman – Homecoming ayaa ganacsi wanaagsan sameeyay isbuuca koowaad wuxuuna ka lacago baday filimada Bollywoood-ka ee Mom Iyo Guest Iin London.

Filimka Spiderman – Homecoming ayaa ganacsi wanaagsan sameeyay isbuuca koowaad asigoo soo xareeyay 30 Crore (Trade Figure).

Filimka Spiderman – Homecoming ayaa ganacsigiisa si wadan doona maal maha shaqada sida la filaayo asigoo ka mid noqan doono filimada Hollywood-ka ee lacagaha ugu badan kasoo xareeyaan gudaha Hindiya.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Spiderman – Homecoming iyo lacagaha uu soo xareeyay isbuuca koowaad.

Khamiis – 2 Crore

Jimco – 6.75 Crore

Sabti – 10 Crore

WARAR DHEERAAD AH:

Axad – 11.50 Crore

Wadarta Guud – 30.25 Crore

Dhinaca kale filimka Guest Iin London ayaa isbuuca koowaad sameeyay ganacsi aad u liito asigoo soo xareeyay 5 Crore filimka Guest Iin London ayaa labadiisa maal mood u danbeeyay sameeyay sare u kac xadidan waxaana Boxoffice-ka kaga awood badiyay filimada Spiderman – Homecoming Iyo Mom.

Fadlan hoos kaga bogo filimka Guest Iin London iyo laagaha uu soo xareeyay isbuuca koowaad.

Jimco – 1.25 Crore

Sabti – 1.75

Sunday – 2 Crore

Wadarta Guud – 5 Crore

Fikradaha Akhristayaasha (3)

  1. Fan Srk says:

    Caalamka Iyo America Muxui Ka Keenay Nala wadaaga

  2. Ayaan muuse says:

    filmka mom aaway isna lacagtiisi

  3. ajey devgan says:

    sxb filimka mom iyo guest lin London lacagta lagu qarashgareeye noo sheeg fadlan thanks




Featured Video