Daawo Heesta Safar Ee Srk U Gaarka Ah (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Heestaan laga soo bandhigay filimka Jab Harru Met Sejal waxay u gaar tahay Srk waxaana kula wehliyo Imtiaz Ali, Pritam iyo Irshad Kamil oo si wadajir ah heestaan u wada sameeyay waxaana heestaan qaaday Arijith Singh.

Jab Harry Met Sejal Super Star Shah Rukh Khan waxaa jaceyl kula wadaagi doonto Anushka Sharma waxaana daafaha caalamka laga daawan doona 4th of August, 2017.

WARAR DHEERAAD AH:

Music – Pritam
Lyrics – Irshad Kamil
Singer – Arijit Singh

Fadlan hoos ka dawo heesta Safar

 

Fikradaha Akhristayaasha (1)

  1. yasir ali says:

    song of the year




Featured Video