Filimka Karan Arjun Iyo Sida Uu Blockbuster Ku Noqday

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Karan Arjun waa mid ka mid ah filimada Masala (Action, dareen qiiro badan iyo mada daalo dhameestiran) leh kaasi oo siweyn loo jecel yahay guul lixaad lehna gaaray.

Karan Arjun waxaa la daawaday sanadii 1995 ilaa haatan Director Rakesh Roshan waxaa laga codsadaa inuu filimkaan qayb labaad ka sameeyo madaama ay si Classic ah u jileen filimkaan Shah Rukh Khan iyo Salman Khan.

Karan Arjun waa Blockbuster weyn sidoo kalena sii adkeeyay xiligaas awooda SRK iyo Salman oo sare u kac sameeneesay sidoo kalena qaab jiliinkoodii wacnaa waxay ku muteesteen inay u tartamaa abaal marinta Filmfare Awards qaybta atooraha ugu wanaagsan.

Hadaba aqristayaal hoos kaga bogo sida filimka weyn Karan Arjun uu ku noqday Blockbuster:

Lacagaha lagu qarash gareeyay – 6 crore

WARAR DHEERAAD AH:

Lacagaha nadiifka ah ee uu keenay – 25.28 crore

Lacagaha guud ee uu keenay canshuurta ka hor – 42.06 cr

Tirada guud ee tikit u goosatay – 29-milyan iyo 913,000 oo qof

Lacagaha kooxda cajaladaha qeybiyaan ku iibsadeen – 7.50 cr

Saami ahaan kooxda cajaladaha qeybiyaan lacagaha ay ka heleen – 15.71 cr

Lacagaha Uu Dib Usoo Celiyay Boqoleey Ahaan – 209.47%

Natiijadiisa – Blockbuster

Fikradaha Akhristayaasha (4)

  1. sharp says:

    best actor salman khan kaliya ayaa ku tartamay shahrukhan karan iyo arjun munan ugu tartamin best atcor balse isaga aya ku gulaystay filmki ddlj iska hubiya anagaa taas hubna

  2. Abu king khan says:

    filmkaa srk ayaa maqaam sareyo doorka lasiiyay hitaa muqaal ahaan srk ayaa daqiqoyin badan inkastoo dorarka looqeybiyay hadana srk ayaa ladhihi Karaa atoraha kowaat marka loeego darka salu

  3. asad yaxye says:

    sakariye sxp 25 cr maanta maxay u dhigmata

  4. Sukur haji says:

    Sallu bhai ku laha film Ka 2 halaga sameeyo




Featured Video