IIFA 2017: Sushant Singh Rajput Iyo Kriti Sanon Oo Si Wadajir Ugu Amba Baxay New York (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa shirkada Bollywood-ka u bilawday xaflada ugu ee sanadkii qabtaan waana IIFA Awadrs 2017 oo sanadkaan lagu qaban doono New York.

Jilaayaasha bollywood-ka ayaana diyaar u ah in wacdaro ay ka dhigaan sanadkaana xaflada IIFA sdiaa daraadeed jilaayaasha Bollywood-ka waxaa isbuucan si weyn looga arki doona Airport-ka ayagoo dhamaantooda ka qeyb galaaysha IIFA Awards 2017.

Waxaana si wadajir maanta sawiro Airport-ka loogu qaaday Sushant Singh Rajput Iyo Kriti Sanon Fadlan hoos ka daawo sawirada.

WARAR DHEERAAD AH:

Sushant-Singh-Rajput-(4)

Kriti-Sanon-(3)

Kriti-Sanon-(4)

Sushant-Singh-Rajput-(3)

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video