Daawo Heesta Michael Jackson Lagu Maamuusay Beparwah Ee Laga Soo Bandhigay Filimka Munna Michael (+Video)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Waxaa hees cusub laga soo bandhigay filimka Munna Michael ee Tiger Shroff hogaamiyaha ka yahay.

Heestaana laga soo bandhigay filimka Munna Michael waxaa lagu maamuusay Michael Jackson Tiger mar kale ayuu heestaan ku cadeeyay in uu yahay jilaaga qoobka ciyaarka lagu gaari karin ee hada Bollywood-ka heystaan.

WARAR DHEERAAD AH:

Song Name: Beparwah
Music Composer: Gourov- Roshin
Singers: Siddharth Basrur and Nandini Deb
Lyrics: Kumaar

Fadlan hoos ka daawo heesta

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video