IIFA 2017: Salman Khan Iyo Hooyadiisa Labaad Helen Oo Xalay Kasii baxaayay Airport-ka Mumbai (+Sawiro)

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

IIFA Awards 2017 sanadkaan looma kala haraayo waxaa hori boorsooyinkooda u qaateen New York qaar ka mid jilaayaasha ugu caansan ee Bollywood.

Waxaa New York haatan ku sugan jilaayaasha Shahid Kapoor, Saif Ali Khan, Sara Ali Khan, Disha Patani, Karan Johar iyo kuwa kale ayagoo isku diyaarinaayaa xaflada IIFA.

Helen has nothing to worry about when son Salman Khan is around

WARAR DHEERAAD AH:

Sidaa daraadeed xalay waxaa sawiro Airport-ka looga qaaday Salman Khan iyo hooyadiisa labaad Helen jilaagaan ayaana gacanta ka heeyay hooyadiis ilaa iyo diyaarada.

Salman Khan sports a casual look as he leaves for IIFA 2017

Waxaana lawada sugaaya in Salman Khan safarkaan kula wehliso katrina Kaif laakiin wuxu safarka la wadaagay hooyadiisa Helen.

Salman Khan to perform with Katrina Kaif at IIFA 2017

Salman Khan ayaa sanadkaan xaflada IIFA ka ciyaari doona waxaana kula wehlin doonta Katrina Kaif,oo 5-sano ka dib wada sameyn doona filimka Tiger Zinda Hai.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video