Lady Superstar Nayantara Oo Chiranjeevi La Sameyn Doonto Filimkiisa Xiga Ee Uyyalavada Narasimha Reddy

src="//pagead2.googlesyndication.com/pagead/js/adsbygoogle.js">

Lady Superstar  Nayantara oo awood ku leh koonfur Hindiya sidoo kale kaligeeda filim guul gaarsiin karta ayaa la sheegay in filimkaan xiga la sameyn doonto Mega Star Chiranjeevi.

Chiranjeevi iyo wiilkiisa Ram Charan ayaa ku mashquulsan atiriishada filimkaan Chiranjeevi la sameyn laheyd waxaana la doonaaya atiriisho weyn.

WARAR DHEERAAD AH:

Nayantara oo sanadkii hore iska lumisay fursad ay kula shaqeyn laheyd Chiranjeevi  filimka uu kusoo laabanaayay ee Khaidi No 150 maadaama Nayantara  sanadkii hore mashruucyo badan u diyaarsan.

Sidaa Daraadeed Nayantara iyada ayaaba dooneysa markaan in Chiranjeevi la sameyso filimkaan loogu hadli doono nolasha Uyyalavada Narasimha Reddy jaceylna la wadaagto.

Filimka Uyyalavada Narasimha Reddy waa filim lacago qaali ah lagu qarash gareyn doono waxaana director ka noqan doona Surender Reddy halka maal giliye uu ka noqan doono Ram Charan.

 

Fikradaha Akhristayaasha (0)




Featured Video